Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Muqdisho iyo Khasaaro kala duwan oo ka dhashay

Waxaa dagaal socday ku dhawaad saacad oo hubka nuucyadiisa kala duwa la isku adeegsaday maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Isgooska Ex-Contarool Afgooye iyo xerada ciidanka Asluubta. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamo katirsan Asluubta iyo ciidamo kale oo katirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa loo yaqaan Haram Cad oo ilaalo u ahaa injineerada dhisaya laamiga … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Muqdisho iyo Khasaaro kala duwan oo ka dhashay